berberatoday.com
Horjoogaha Jabhada Khaatumo Cali Khaliif Galaydh Oo Shalay U Dhoofay Jabuuti, Una Sii Gudbaya Imaaraadka Oo Wefti Somaliland Ahi Joogaan
March 20, 2017 - Written by Berbera Today

Laascaanood(Berberatoday.com)-Hoggaamiyaha Kooxda Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh, ayaa Shalay ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee magaalada Laascaanood Xarunta Gobolka Sool.

Galaydh ayaa waaberigii Shalay gaadhey magaalada Laascaanood, halkaas oo uu ka raacay Diyaarad geysay Dalka Jabuuti,  waxaana la sheegay in uu uga sii gudbi doono dalka Imaaraatka Carabta.

Safarka Galaydh ayaa la sheegay in uu daba socdo wada-hadaladii u socday Dawladda Somaliland iyo Kooxda Khaatumo, kuwaasi oo dhawaan yeelanaya kulankoodii Afraad, inkasta oo aanay labada dhinac ee Somaliland iyo Khaatumo midna aanay ka hadal arrintan Waddanka ay ka dhacayaan.

Dalka Imaaraadka ee la sheegay in Galaydh u sii gudbayo, ayaa waxa ku sugan Wefti ka socda Somaliland, kuwaasi oo ay ka mid yihiin Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Faysal Cali Waraabe oo ka mid ah Xubnaha Somaliland u matalayey Wada-hadalladii u dambeeyay ee Kooxda Khaatumo ee ka dhacay Dalka Jabuuti

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews