berberatoday.com
Fanaanada Yurub Geenyo Si Kulul Ugu Jawaabtey Kooxda Xidagaha Geeska Oo Sheegay In Ay Kooxda Ka Sareen Fanaaniin Ay Ka Mid Tahay .
March 20, 2017 - Written by Berbera Today

Moqdisho(Berberatoday.com)-Fanaanada Yurub Maxamed Cabdi Geenyo ayaa waxaa ay si kulul ugu jawaabtey kooxda xidigaha geeska oo sheegay in afar fanaan oo ay ka mid tahay ka sareen kooxda

Image result for Yurub Geenyo

Yurub Geenyo oo hada ku sugan magaalada Moqdisho waxaa ay sheegtay in aanay xidigaha geeska dhexdooda aanay fanaanin ku aheyn balse ay horteeda iyo iminka ba ay fanaanin noqonayaan , isla markaana aanay go,aankaas fanaanintani waxba u noqon doonin

 

Sidoo kale Yurub Geenyo ayaa waxaa sheegtay in ay tahay fanaanad reer Somaliland ah balse tagi karta meel kasta oo ay dad Soomaliyeed Joogan waxaana ay kooxda xidagaha Geeska ku tilmaantey qaar munaafaqad ka dhex wada shacabka reer Somaliland waa sida ay hadalka u dhigtaye

Waxaanay Sidan Ku sheegtay mar ay maanta Warbaahinta Muqdisho La Hadlaysay

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews