War Deg Deg Ah”Golaha Wasiirada Xukuumada Dawlada Xamar Oo Lagu Dhawaaqey Iyo Qabiilada Ay Ka Soo Kala Jeedan
March 21, 2017 - Written by Berbera Today
Moqdisho(Berberatoday.com)-Raysal Wasaaraha cusub ee dalka Somaliya ayaa wax iminka si rasmi ah ugu dhawaaqey golaha wasiirada xukuumadiisa cusub , waxaana ay ka kooban tahay 26 wasiir iyo hal Raysal Wasaare ku xigeen
Wasiirada uu ku dhawaaqay Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya ayaa isugu jira-Wasiiro , Wasiir kuxigeeno iyo Wasiiro Dowlayaal, waxaana Wasiirada qaar kamid ah Siyaasiyiin caan ah oo horey xilal kala duwan dalka uga soo qabtay.
Halkan Hoose Ka Akhri Liiska Wasiirada Cusub
1- Avv. Mahdi Axmed Guuleed Khadar Ra’iisul Wasaare kuxigeen Qabiilkiisa / Ciidagale
2- Cabdi Faarax Juxa Wasiirka Arrimaha Gudaha : Qabiilkiisa / Majeerten / Ciise Maxamuud
3- Yuusuf Garaad Cumar Wasiirka Arrimaha Dibadda :- Qabiilkiisa / Hawiye / Habar Gidir / Cayer
4- C/raxmaan Ducaale Beyle Wasiirka Maaliyadda :- Qabiilkiisa / Gudobiirsi
5- C/raxmaan Xoosh Jibriil Wasiirka Dastuurka :- Qabiilkiisa Laylkayse
6- Amb. Jamaal Hassan Wasiirka Qorsheynta iyo iskaashiga Caalamiga : Qabiilkiisa / Warsan Gali
7- Maryan Aweys Wasiirka Dekedaha :- Qabiilkeeda / Jeraar Weyn :- Daa,uud Aweys Walaashii Weeye
8- Eng. Cabdi Cashuur Xasan Wasiirka Boostada, isgaarsiinta iyo Tiknoolijiyada:- Qabiilkiisa / Hawiye Baadi Cade
9- Maxamed C/llaahi Salaad Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo dhulka
10- Khadra Axmed Ducaale Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha : Qabiilkeeda / Habarjeclo / Udurxiim
11- Khadiijo Maxamed Diiriye Wasiirka Dhalinyarada iyo isboortiga :- Qabiilkeeda / Yaxar
12- Cabaas Siraaji Wasiirka Howlaha Guud :- Qabiilkiisa Murifle
13- Maryan Qaasim Wasiirka Arrimaha Gargaarka :- Qabiilkeeda / Beesha Shanaad / Reer Xamar
14- Deeqa Yaasiin Wasiirka Haweenka iyo xuquuqul Insaanka :- Qabiilkeeda /Dir/Surre
15- C/raxmaan Cabdi Xaashi Wasiirka Kaluumeysiga iyo Kheyraadka : Qabiilkiisa / Dhul Bahante
16- Maxamed Abuukar Islow Ducaale Wasiirka Amniga Gudaha :- Qabiilkiisa / Abgaal/Harti/Abokor
17- Eng. C/raxmaan Yariisow Wasiirka Warfaafinta :- Qabiilkiisa / Hawiye / Abgaal
18 – Dr Foosiya Abiikar Nuur Wasiirka Caafimad iyo Daryeelka Bulshada
19- Xil.Prof Saalim Caliyow Ibrow Wasiirka Korontada iyo Biyaha :- Qabiilkiisa /Digil
20- Xil Saalax Axmed Jaamac Wasiirka Shaqada Iyo Shaqaalaha Qabiilkiisa/Habaryoonis
21- Xil Iiman Cabdilaahi Cali Wasiirka Awqaafta iyo Arimaha Diinta
22- Cabdirashiid Cabdilaahi Maxamed Wasiirka Gaashandhiga :- Qabiilkiisa /Mirifle
23- Xil. Sheekh Nuur Maxamed Xassan Wasiirka Xanaanad Xoolaha :- Qabiilkiisa /Dir/ Biyo Maal
24 – Cabdiraxmaan Daahir Cismaan Wasiirka Waxbarashada iyo Taclinta Sare
25- Deeqa Yasiin Xaaji Yuusuf Wasiir Haweenka :- Qabiilkeeda /Dir / Surre
26- Xil Eng Cabdirashiid Maxamed Axmed Wasiirka Macdanta :- Qabiilkiisa / Sheekhaal / Gendershe
Halkan Hoose Ka Akhriso Liiska Wasiir Ku Xigeenada Iyo Wasiirul Dawlayaasha



