berberatoday.com
War Sir Ah”Tvga Cusub Ee Saab TV Yaa Iska Leh, Maxaadse Ka Ogtahay Cida Ka Danbaysa
March 22, 2017 - Written by berberatoday berberatoday

Hargeysa*Berberatoday.com)-Tvga cusub ee Saab TV oo dhawaanahan hawada soo galay ayaa ah tv lays waydiinayey maalmihii ugu danbeeyay bulshaduna hadal hayntiisa ay haysay , lagana sheekaynayay goobaha shaaha lagu cabo ,

Warka tvgan ku saabsan oo berbertoday ,com udhaba gashay ayaa waxaa uu nala galay in

Tvga  ay maskaxdiisa  ka danbeyaan  noqonaysaa xisbiga mucaaradka ah ee wadani , kaasi oo waayadanba doondoonayey inuu idaacad tii kulmiye markuu mucaaradka ahaa sameystay oo kale sameysto.

dabadeeto idaacadu waxay kicin doonataa xasaasiyad ayay is yidhaahdeen waxaaney uga wareegeen dhinaca tvyada oo waliba foodsaaro laga dhiganayo niman wariyaayaal ah oo aan siyaasada ku jirin looguna eekeysiiyey privete tv.

Tvga saab ayaa waxaa waliba loo furey dhawr qof oo kamida hawl wadeenadiisa inay shareku darsan karaan si loo moodo private TV kaasi oo hadhaw olalaha isku badali doona gabi ahaanba xisbiga wadni mid uga olaleeya  hawada TVga saab.

Tvga Saab oo qoorta loo sudhay niman wariyayaal ah oo Hctv ka soo goostey oo ugu horeeyo Cali seenyo ayaa waxaa uu noqonayaa mid laga biiliyo xaga dhaqaalaha ku kici doono tvgu xaga xisbigaas aan hore usoo sheegnay

 

Wararkaa iyo xaqiiqooyin muujin doona waxaan idinku soo gudbin doonaa wararkayaga danbe

 

Berberatoday.com

Hargeysa

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews