berberatoday.com
Saylici Oo Imaaraadka Dhaqaale Kaga Urursanaya Magaca Gudiddii Abaaraha Iyo Lacaga Loo Dhiibay+Balanqaadyada Loo Sameeyay Oo Warbaahintu Kashifay
March 22, 2017 - Written by Berbera Today

Abudubai(Berberatoday.com)-Madaxweyne-Ku-Xigeenka Somaliland Iyo Weftiga Uu Hoggaaminayo Oo Kulan La Yeeshay Masuuliyiinta Ugu Saraysa Hay’adda Khalifa Foundation Ee Dawladda Imaaraadka Carabta U Qaabilsan Dhinaca Gargaarka Iyo Mucaawimooyinka Shalay, Waxa Uu Tilmaamay In Madaxda Imaaraadka Iyo Hay’adda Khalifa Foundation Ay Isla Qaateen In Si Degdeg Gurmad Loola Gaadho Bulshada Somaliland Ee Abaaruhu Saameeyeen. sayliciBalse Wararka Qarsoodiga Ah Ee Laga Helayo Imaaraadka Ayaa Sheegaya In Saylici Iyo Waftigiisu Ay Ku Qadhaabsanayaan Abaaraha Dalka Ka Jira Iyadoo Lacago Iyo Mucaawimooyin Tiro Badan Oo Lasoo Gaadhsiiyay Laga Dayrinayo Halka Ay Mareen.   Saylici Oo Gudoomiye U Ah Guddida Abaaraha Ee Somaliland Ayaa Hore Loogu Jeediyay Dhalilo Badan Oo Ah Lunsiga Qaadhaankii Abaaraha Iyo Gurmad La’aan Balse Arinta Ayaa Hada Sii Cakiran Maadaama Uu Lacagao Iyo Dhaqaale Badan Ku Raadinayo Magaca Gurmadka Abaaraha.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews