berberatoday.com
Mahadi Maxamed Guuleed (Khadar) Waa Raysal Wasaare Ku-xigeenka Dawlada Xamar Wuxuu Ahaa Gacanta Midig Ee Faysal Cali Waraabe Guddoomiyaha XISBIGA UCID W/Q Muniir Axmed Cigaal
March 23, 2017 - Written by Berbera Today

Mahadi Maxamed Guuleed (Khadar) Waa Ninka loo magacaabay Raysal Wasaare Ku-xigeenka Somalia, wuxuu aha gacanta Midig ee Faysal Cali Waraabe Guddoomiyaha XISBIGA UCID, labada nin ee isugu dhaw ayay ahayeen 15-kii sanno ee u danbeeyay, muslin alle hadduu isu yimaado cidda qudha ee Faysal Cali Waraabe aaminsanaa ninkan odayga ah ayuu ahaa ee Khadar ee la magacaabay . Kor iyo hoosba Faysal wuu ula ogaa Taas anaan ku danbaabayn..

Wuxuu qaatay cad quudheed oo uu ku qaatay magaca SOMALILAND oo aanu matalin, waa nin iska shaqo tagay oo calooshiisa u shaqysanaaya mana matalo SOMALILAND sidii aanay kuwa horeba u matali jirin . Waxaase is waydiin leh Oday Faysal Cali Waraabe waakii laha Cabdimaalik Coldoon waan tooganaya. Tollow Khadar oo uu xilkan la ogaa muxuu ku samayn doona .. ??

Iyadoo hoosta iska wada diraysa ayay hadana ilmada yaxaaska daadinaysaa..

 

 

 

W/Q Muniir Axmed Cigaal

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews