berberatoday.com
Markab Saddex Sanno Ka Hor Badda Ku Degay Oo La Soo Saarey Iyo Dalka Laga Lahaa Iyo Halka La Geyn Doono+Daawo Sawirada
March 23, 2017 - Written by Berbera Today

South Korea(Berberatoday.com)-Markab ayaa waxaa laga soo saaray gudaha badda saddex sano kaddib markii uu degay, shilkaasi ayaa lagu tiriyaa inuu ka mid yahay musiibooyinkii ugu dhimashada badnaa ee ka dhaca Kuuriyada Koonfureed.

Image may contain: sky and outdoor

 

 

Markabka Sewol ayaa 16 bishii Abriil 2014 ku degay jasiiradda Jindo ee koonfur galbeed, iyadoo ay halkaa ku dhinteen 304 qof, oo u badnaa carruur iskuulay ah oo markabkaasi saarneyd.

 

Wax ka yar laba todobaad ayaa la filayaa in markabka lagu keeno dakadda, halkaasi oo ay ku sugi doonaan qoysaska dadka ay dhibaatada ka soo gaartay markabkaasi degay.

Maydadka sagaal qof ayaa la rumaysan yahay inay weli ku xayiran yihiin gudaha markabka, in markabka la soo bixiyana waa waxa ay dalbanayeen qoysaskaasi.

Dowladda Kuuriyada Koonfureed ayaa cadaadis lagu saaray inay bannaanka soo dhigto markabkan culayskiisu uu gaarayo 6,825 tan, iyadoo howlgalka lagu soo saarayna uu yahay mid ka mid ah howlgallada ugu adkaa ee abid la isku dayo

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews