berberatoday.com
Wasiir Sacad Cali Shire Oo Si Cad U Sheegay In Heshiiskii Somaliland Iyo Dp World Aanu Aheyn Mid Sax Ah Balse Uu Ahaa Mid Carab Laad-laadin Ah
March 23, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada arimaha dibada Somaliland Sacad Cali Shire ayaa waxaa uu sheegay in heshiiskii Somaliland ay dhawaan la soo gashey shirkada maamulkeeda lagu wareejiyey dekada Berbera ee Dp World aanu aheyn Mid sax balse uu yahay mid carab laadlaadin ah .

Image may contain: 1 person

 

 

Wasiirka ayaa waxaa uu sidoo kale uu sheegay in uu heshiis sax ah uu yahay kan ay iminka dawlada Somaliland la soo gashey dawlada Imaraad ee saldhiga Ciidan lagaga siinayo Magaalada Berbera

 

Muddane Sacad Cali Shire ayaa waxaa uu hadalkaas ka sheegay mar  ay saaka ka madaarka Hargeysa ka soo degeen wafigii heshiiska saldhiga Ciidan la soo saxeexay dawlada imaraadka

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/lv8P9XQ6JoI?t=2

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews