berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Jaamac Jiir Oo Warbaahinta La Hor Yimi Ereyo Wasiir Maxamud Xaashi U Soo Laqimay Iyo Cunfi Qabyaaladaysan Uu Ku Dhawaaqay+Wasiir Xaashi Oo Dagaalkii Ugu Xumaa Kuhaya Musharax Muuse Biixi Cabdi
March 23, 2017 - Written by Berbera Today

Burco(Berberatoday.com)-Jaamac Jiir ayaa waxaa uu isaga oo ku sugan magaalada

Burco uu warbaahinta la soo hor istaagey ereyo u muuqda qaar uu u soo laqimey wasiir Maxamuud Xaashi

Image may contain: 1 person

Waxaa uu Jaamac Jiir Muuse Biixi ugu baaqey in si deg deg ah inta aan doorashada la gaadhin uu gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Ku wareejiyo Maxamuud Xaashi , hadii uu ku wareejin waayana aanay beesha uu ka soo jeedo ee Bariga Burco wax cod ah u heyn xisbiga Kulmiye

 

Hadaladan ayaa waxaa ay ku soo beegamayaan xil ay warbaahinta dalku ay sheegaysay loolan salka ku haya hanashada kursiga gudoomiyaha xisigaas in uu ka dhex qarxay xisbigaas

Sidoo kale Hadalka Jaamac Jiir Ku dhawaaqaayay ayaa umuuqday mid loo soo laqimay oo dhaqaale kusiiyay Wasiir Maxamud Xaashi oo waayadan danbe dagaal siyaasadeed oo qaawan ku hayay Gudoomiyaha ahna Musharaxa Madaxweyanaha Xisbiga Kulmiye

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkaas

https://youtu.be/Y3yMiYyYZb8

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews