Dabley Hubeysan Oo Weeraar Ku Qaadey Guriga Mid Ka Mid Ah Golaha Wasiirada Xukuumada Siilanyo , Wasiirka Uu Yahay Iyo Xiliga Uu Weerarku Dhacay”Daawo Muuqal
March 23, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dabley Hubeysan isla markaana aan la aqoonsan cid ay yahiin ayaa waxaa ay
habeenkii xalay aheyd abaaro 2 habeenimo ay weerar ku qaaden guriga wasiirka wasarada Boosaha iyo isgaadhsiinta Somaliland Maxamuud Sheekh Cabdilaahi

Dableydii weerarka soo qaadey ayaa waxaa ay rasaas la dhaceen albaabada iyo gidaarada aqalkaasi waxaana iska caabin kala hor yimid ilaalada wasiirka , wax khasaare ahina kamuu dhalan