“Shaqaalaha Shiidaal Baadhista Ka Shaqaynaya Ee Gobolkayga Daadmadheedh Haday Shan Boqol Noqdaan Iyo Haday Boqol Noqdaanba Hal Qof Oo Meel kale Ka Yimi Uma Ogolin”Odayaasha Iyo Waxgaradka Gobolka Daadmadheedh(Oodweyne)
March 26, 2017 - Written by Berbera Today
“Shaqaalaha Shiidaal Baadhista Ka Shaqaynaya Ee Gobolkayga Daadmadheedh Haday Shan Boqol Noqdaan Iyo Haday Boqol Noqdaanba Hal Qof Oo Meel kale Ka Yimi Uma Ogolin”Oday Reer Oodweyne Ah
Oodweyne(Berberatoday.com)-Odayaasha Iyo Waxgaradka Gobolka Daadmadheedh Oo Maalmihii Udanbeyay Shir Jaraa’idyo Kale Duwan Ku Qabtay Magalada Oodwayne Taasi Oo Daaranayd Qaylo- Dhaan Iyo Baaqyo Ay U Dirayeen Madaxwaynaha Silaanyo Oo Ku Saabsan Shidaal Qodista Ka Socata Goboladda Bariga Qarkood.