berberatoday.com
Dad Shacab Ah Oo Lagu Laayay Laasacaanood Iyo Sababta Loo Dilay+Cida Ka Danbaysay Dilalka Qorsheysan Ee Gobolka Sool Aafeeyay
March 26, 2017 - Written by Berbera Today

Laascanod(Berberatoday.com)-Koox hubeysan ayaa xalay magaaladda Laascaanood, siyaabooyin kala duwan uga geystay dilal qorsheeysan.

Laascaanood

Laba nin oo la sheegay in ay ahaayeen dad shacab ah oo si weyn laga yaqaanay magaaladda ayaa lagu dilay badhtamaha Laascaanood, waxaana lagu kala magacaabi jiray Jaamac Cabdi iyo C/xakiin Ducaale.

Kooxihii dilalka geystay ayaa la sheegay in ay baxsadeen, sida dadka ku nool magaaladda ay sheegeen.

Lama oga sababta rasmiga ah ee loo dilay raggaasi.

Ciidamada ammaanka iyo maamulka ayaa wada howlgallo baadhitaano ah.

Ammaanka magaaladda Laascaanood, ayaa aad u wanaagsanaa bilihii lasoo dhaafay.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews