Daawo Muuqalka”Daad Kasoo Rogmaday Dooxa Aw Barkhadle Oo Sababay Geerida Laba Gabdhood Oo Walaalo Ah Oo Baabuur Surf Ah Ku Safraayay
March 26, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Alle Ha Unaxariiste Waxa Dooxa Aw Barkhadle oo u dhaxeeya magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera ayaa waxaa uu galabta qaadey laba hablood oo walaalo ah ka dib markii uu dooxaasi daad xoogani ku soo rogmadey .

Laban Hablood ee walaha ah ayaa waxaa ay ka yimadeen magaalada Berbera waxaana ay ku soo socdeen magaalada Hargeysa iyaga oo ku safraayay ama watay gaadhi noociisu yahay SURF ay gacantooda ku wateen.