berberatoday.com
Xildhibaan Katirsan Xubnaha Golaha Deeganka Degmada Burco Oo Hambalyo Waxqabad Usoo Diray Mayarka Berbera Cabdishakuur Maxamud Xasan(Cidin)
March 27, 2017 - Written by Berbera Today

Burco(Berberatoday.com)-Xildhibaan Cabdilaki Xasan Nuur oo katirsan Golaha Deegaanka Degmada Burco ayaa hambalyo la xidhiidha waxqabad usoo diray Gudoomiyaha Golaha deegaanka Degmada Berbera Cabdishakuur Maxamud Xassan(Cidin)isaga oo Xildhibaanka reer Burco ku tilmaamay Mayarka Degmada Berbera horyaalka Mayaarada Dalka Somaliland isaga oo ku qiimeeyay Waxqabadka dhinac walba leh ee uu ka hirgaliyay Magaalada Berbera isaga oo ku majeertay dhismaha Jidadka Laamiyada ah ee quruxda badan dhismaha Xarunta Rugta kubta Berbera ee akhriska iyo isku xidhka Bulshada iyo Golaha Deegaanka Degmada Berbera oo uu tilmaamay xildhibaanka reer Burco inuu isku xidhkooda ka shaqeeyay iyo Waliba Khilaaf la,aanta ay kuwada shaqeeyaan golaha Deeganka Degmada Berbera. iyo sidoo kale sida hagar la,aanta ah ee uu bulshadiisa wax ugu qabanayo.

Xildhibaan Cabdilaki Xasan Nuur Waxa uu Mayarka Degmadiisa Burco Maxamed Muraad ugu baaqay inuu Waxqabadka kaga daydo Gudoomiyaha Golaha Deegaanka Degmada Berbera Mudane Cabdishakuur Maxamud Xasan(Cidin)

Qoraal uu Xildhibaanku Na soo gaadhsiiyay ayaa waxa uu udhigna sidan hoos Ku Qoran”

 

“Waxaan uu Hanbaleeyenayay aniga oo  ah Xildhibaan Cabdilaki Xasan Nuur Mayarka maayarada Soomaliland Mayar Cabdi Shuukuur cidin oo ah mayar ay mahadiyeen dhammaan bulsho waynta reer berbera iyo bulsha waynta reer Somalilandba sidaa mayaar Cabdi Shuukur Cidni ayaa dadkaad daacad loo noqodaa oo loo shaqayaaa ama oo laga muuqadaa dadkaad xilka uu hayso ama waa la iskaaga taaga la iskuma dhajiye hadad ku Fashilanto waxaan mar labad iyo mar sadeexdaba uu mahad naqayaa mayarka mayarada somaliland cabdi shkuur cidin wlhy waxan odhan laaha hadii la isku badeli karo mayarada haloo badalo goboladka kale sii uu waxa uga qabto sidaa berbera ilaahay haku xafido mayar Cabdishakuur waxad soo jiidatay indhihii Somlailand halkaa ka wada mayar kuwa dhigaaga ahna waxa uu sheeg aan fahasaneyn waxa loo soo doortay.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews