berberatoday.com
Wariye Aadam Samriye Oo Ay Ehel Dhaw Ahaayeen Hablihii Walaalaha Ahaa Ee Daadka Dooxa Awbarkhadle Qaaday Oo Dhambaal Tacsi Ah Nasoo Gaadhsiiyay
March 27, 2017 - Written by Berbera Today

Roma(Berberatoday.com)-Wariye Aadan Samriye oo ah wariye kucaan ah tabinta Ciyaaraha Aduunka iyo Kuwa Naadiyada Qaaradaha Aduunka ayaa dhambaal Tacsi Tiiraanye leh soo gaadhsiiyay Shabakada Wararka Berberatoday.com

Wariya Aadam Samriye oo ay Ilmaabti dhaw ahaayeen Hablihii Walaalaha aha ee daadka Dooxa awbarkhadle Geeridooda sababay ayaa dhambaalkiisa Tacsida ah waxa uu ku Socodsiiyay Qoysaskii Iyo eheladii ay ka baxeen Labadaas Marxuumadood ee walaalaha ahaa Isaga oo sheegay inuu ehel dhaw ay isku ahaayeen Hablaha Geeriyooday ilaahayna uu uga baryayo inuu unaxariisto janadiisa Fardawsana ugu deeqo, Aadam Samriye Waxa uu sigaara Tacsi tiiraanyo leh ugu diray Caruurihii ay dhaleen Labada Marxuumadood Iyo Odayaashii qabay oo kala ah Mujaahid Faysal Axmed Xaaji Aadan(Faysal Madoobe)iyo Maxamed Awxasan Xaaji Aadan iyo waliba qoyska reer Maxamed Yuusuf.

Wariyaha BBC-da ee Hargeysa Axmed Siciid Cige ayaa waxa uu isaguna Tacsi Taa lamida Udireayaa Qoysaska Iyo Ehelada Marxuumiinta Kala ah Foosiya Maxamed Yuusuf Iyo Asma Maxamed Yuusuf isaga oo ilaahayna Uga baryay Hablahaas Walaala ahaa ee Masiibada daadka ahi qaaday inuu unaxariisto ehelka iyo Qoysaskana Samir iyo Iimaan saadiqa ka Siiyo.

inaalilaah wa Inaa Ilayhi Raajucuun.

 

 

berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews