Halkan Daawo Muuqalka Wareysi 2015kii Lala Yeeshay Alle Ha Unaxariistee Marxuumad Foosiya Maxamed Yuusuf(Dhegay)Oo Kamid Aheyd Labadii Hablood Ee Walaalaha Ahaa Ee Ugeeriyooday Daadkii Ku Qaaday Dooxa Awbarkhadle
March 28, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ilahay Naxariistii Jano Haka Waraabiyo Labadii Hablood ee Walaalaha ahaa ee ku Geeriyooday Daadka Iyo Waraysi Foosiya Maxamed Yussuf marxuumadda Laala Yeeshay 2015-kii, kana Sheekeysay Gaadhigii Dumar Kexeeyaan ee Dawga sheekh Mara ay Wadday iyo waayeheedii Qurbaha iyo dalkaba
Alle Ha Unaxariistee Waraysi Laga Qaaday 2015, Taariikh Nololeedkii Mid Kamida Labadii Hablood Ee Walaalaha Ahaa Ee Dooxa Dacar Budhuq Qaaday