Gaadhi Ay Saarnaayeen Qaar Ka Mid Ah Fanaaniinta Xidigaha Geeska Oo Qalibmey , Fanaaninta Gaadhiga Saarneyd Iyo Khasaaraha Ka Dhashey+Sawiro
March 28, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxaa shil ku galay galbeedka magaalada Hargeysa Gaadhi ay saaranayeen qaar ka mid ah fanaaniinta kooxda xidigaha Geeska gaar ahaan deeganka Abaarso

Gaadhigan ayaa waxaa lahaa gudoomiyihii hore ee kooxdaas Axmed Wali Ibraahim Maxamud(Furinle)ahna Musiishanka Kooxdaas Xidigaha Geeska isla markaana waxaa la sarnaa fanaan Mursal Muuse Cumar iyo dhalinyaro kale