Daawo Muuqalka”Ficilkii Layaabka Lahaa Ee Uu Bishan Sameeyey Madaxweynaha Kuuriyada Waqooyi
March 28, 2017 - Written by Berbera Today
North Korea (Ilays-News):- Madaxweyna Kuuriyada Waqooyi Kim John Un ayaa waxaa uu
dhawaan sameeyey dhacdo ay bulshada caalamku la yaabtey .
Bishan March ayey aheyd markii kuuriyada waqooyi ay tijaabisay gantaal cusub ee kuwa ridada dheer ah , waxaana ay noqotey arinta ugu layaabka badan ka dib markii sarkaal ka tirsan ciidamu uu ku booday dhabarka madaxweynaha looga baqdida badan yahay caalamka
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/6KPCknrqB44