berberatoday.com
Madaxweyne Dhowaan Xilka Lagu Xayuubiyey Oo La Qorsheynayo In Xabsiga La Dhigo”Waa Kuma
March 29, 2017 - Written by Berbera Today

South Korea(Berberatoday.com)-Xeer Ilaalinta dalka Kuuriyada Koonfureed ayaa waxay doonayaan in la jaro warqad lagu soo xidho Madaxweynihii hore ee dalkaas haweeneyda la yiraahdo Park Geun-hye.

Image may contain: 1 personWaxay ku eedeynayaan inay door ku lahayd fadeexad musuqmaasuq oo sababtay in xilka laga qaado horaantii bishan ka dib markii Maxkamad dastuuri ah ay taageertay go’aankii baarlamanka uu shaqada uga ceyriyay Madaxweynaha.

 

Park waxaa lagu eedeynayaa in haweeney ay saaxiib yihiin oo lagu magacaabo Choi Soon-sil, u ogolaatay in ay lacag baad ah ka qaadato shirkadaha waaweyn inkastoo Ms. Park ay beenisay eedaha loo jeediyay

Madaxweynihii hore ee Koonfurta Kuuriya ayaa isbuucii tagay shacabka ka raaligelisay wixii dhacay.

Maamulka dalkaasi ayaa su’aalo weydiinayay Ms Park, 14 saacadood oo xidhiidh ah

Dacwad oogayaasha waxay ku doodayaan in cadeymaha la baabi’in karo, haddii aanan la xidhin Ms Park.

Saaxiibteed, Ms Choi, waxaa lagu oogay dacwad ah laaluush iyo musuqmaasuq, welina waxay saarantahay maxkamad.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews