Agaasimaha Saxaafada Ee Madaxtooyada Somaliland Oo La Magacaabey .
April 1, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa waxaa uu magacaabey agaasimaha waaxada Saxaafada ee Madaxtooyada Naasir Yuusuf Daahir .
Masuulkan la magacaabey ayaa waxaa uu hore u ahaa xoghayaha saxaafada ee xafiiska afhayeenka madaxtooyda , waana masuul ku suntan dadaal , daacad iyo hawl karnimo
