Wasiirka Ganacsiga Iyo Maalgashiga Somaliland Oo Siciid Gidhigidhi Umagacaabay Isuduwaha Wasaaradaas Ee Gobolka Saaxil
April 2, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Ganacsiga Iyo Maalgashi Cumar Shuceyb Maxamed ayaa Isuduwaha Wasaarada Ganacsiga Iyo Maalgashiga Umagacaabay Siciid Jaamac Cilmi(Siciid Gidhigidhi)oo kamida dhalinyarada Reer Berbera iyada oo Isuduwihii horena uu Wasiirku Xilkii Ka Qaaday.
Isuduwaha La Magacabay Siciid Jaamac Cilmi ayaa waxa uu Hore usoo ahaan jiray Isuduwe Kuxigeenka Wasaarada Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare Ee Gobolka Saaxil