Xildhibaan Kijaandhe Oo Bulshada u Sharraxay Is-barbardhig Cilmiyeysan Oo Uu Muuse Biixi Iyo Cirro Ku Sameeyey
April 3, 2017 - Written by Berbera Today
“Waxan is idhi ninka isaga oo soddon jir ah oo madax ah oo maraykan waxbarasho ugu yimi inta uu madaxnimadiisii ka tegay Somaliland halkaas u galay iyo ninka liinta ku cabayey Moscow isku mid aha,”xildh. Kinaandhe
