BERBERAAY BISINKA QABSo, XOOLONA QALA.!”Isfurdaamiya”
April 4, 2017 - Written by Berbera Today
Wasiirka madaxtooyada Jsl, Maxamud Xashi iyo koox uu wato oo caawa magaalada Berbera guure ku galay, xiligii ay galeen oo magaaladii Berbera laydhkii ka damay,sixiroolayaal uu ka soo ururiyay daafaha caalamka oo uu Berbera ku soo ururiyay.. Bismillaahi raxmaani raxiim waar ilayn sidan madaxweyne loo jeclaa oo diintkii laga fogaa, hadda ka horna wuxu Somaliland keenay weriye galmada raga aaminsan. Allaaa kariim.