Daawo Muuqalka”Calaamadaha Lagu Kala Garto Taleefoonada Saxda Ah Iyo Kuwa Macmalka Ah
April 5, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Muddooyinkii u dambeeyey waxaa iskaba adkaatay sida loo kala garanayo ee loo kala dooranayo telefoonada saxda ah ee farsamadoodu caadiga tahay iyo kuwa loo soo ekaysiiyey ee hadana wata calaamadihii iyo magacyadoodiiba.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/hGBeu3BLeWQ
Berberatoday.com