Daawo Muuqalka”War Bixin Laga Diyaariyey Odey 137 Sanno Jir Ah Isla Markaana Guursadey 27 Dumar Ah Iyo Halka Uu Ku Nool Yahay .
April 5, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wariye Badri Koosaar oo ka hawl gala telefishanka Star Tv ayaa waxaa uu wareysi xiiso badan la yeeshay odey 137 sanno jir ah oo Lagu Magacaabo Daahir Qureysh oo ku nool magaalada Hargeysa isla markaana soo guursadey 27 dumar ah
Odey Daahir Qureysh ayaa waxaa uu ka waramey wax yaabihii ugu layaabka badnaa ee soo maray intii uu nolaa iyo siyaabaha oo 27 dumarka ah u kala guursadey .
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/2gIaK_zvBLI?t=107