berberatoday.com
“Habar Jeclo Hanjabaada Subeer Awal Oo Dhami Mid Wax Yeeleysa Ma Aha , Hargeysana Maanta Habar Jeclo Ayaa Iska Leh”Ugaaska Beelaha Bariga Burco”Daawo Muuqaal
April 6, 2017 - Written by Berbera Today

Burco(Berberatoday.com)-Ugaaska guud ee beelaha Haber Jeclo ayaa waxaa uu si adag uga gil gishey hadalo xanaf lahaa oo ka soo yeedhay boqor bad madow oo sheegtey in uu ku hadalaayo afka boqorka beesha Suber Awal

Image may contain: 1 person, hatUgaas Isaxaaq Aadan Jaamac ayaa waxaa uu sheegay in hanjabada Boqor Badow uu u diray beesha Habar Jeclo aanay aheyn mid wax yeelaysa , xataa hadii Suber Awal oo dhami u soo hanjabo

 

Sidoo kale ugaaska ayaa waxaa uu sheegay in magaalada Hargeysa deegan ahaan maanta  ugu badan tahay Beeshiisu isla markaana aaney jirin cid ka sheegan karta

Dhinca kale ugaas Isaxaaq ayaa waxaa uu sheegay in beesha Suber Awal looga fadhiyo xaalka godobo hore oo uu sheegay in ay beeshan ay ka tirsanayaan oo ay ka mid tahay af lagaado magaalada Gabilay loogu geystay hogaamiyaha xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xassan iyo tan maanta ka soo yeedhay Boqor Bad Madow 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/F0NseZdlYF4?t=66

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews