Maxaad ka Ogtahay Qaabka Laysugu Gudbiyo Xanuunka Halista Badan Ee HIV AIDS
April 7, 2017 - Written by Berbera Today
Xanuunkan (hiv/ aidska)
Ayaa lagu qeexaa xanuun daciifiya habdhiska difaaca jidhka
(Hiv) Waxa keena virus loo yaqaano (retrovirus ) oo ku tarma qayb kamida difaaca jidhka oo loo yaqaan ( t cell)
(aids) waxa keena iyan hiv ga waxanu yimaada xaalada u danbaysa markay calaamaduhiisu soo muuqdaan
± Xanuunkan waxu ku gudbaa qaababka ah
………..Indhiig qof qabaa u shubo qof aan qabin
………. galmooyin dhex mara labada qof ee midi sidaha yahay noockasta ha ahaaatee
……….Hooya qabtaa waa u gudbinaysaa ilmaheeda dhalmada ka hor,dhalmada kadib iyo wakhtiga uurka,
……..
± Astaamaha xanuunkan
_______________
………Dalqada oo xanuunta midab cadaanana yeelata sida (candidatis)
……^Misaanka_oo luma qofka
………kalagoysyada oo xanuuna
………Daal
……Habeen dhidid
± xanuunku wuxu ku gudbi karaa
……waxyaalaha lawadaago sida makiinadaha irbadaha iyo Iwm
Ogsoonow kuma gudbi karo
Salaan
Cunta wada cunid
Dhar lawada xidhasho
± Sida loo xakamayn karo ama lagu yarayn karo
….. qofka oo galmada gabi ahaanteedaba ka tanaasula hadaanu guur awoodin
…….qofka oori xalaala guursaday labadooduna ay baadhis mareen daacadna isku ahaada
Iskusoo wada duubo rapi inooma keeno xanuunkane wuxu saameeyaa oo baabiyaa unugyada loo yaqaano (CD4) waxanu ku taramaa (C-TELLKA)
Suaal Dr and Drs
1::Kaneecadu ma gudbin kartaa xanuunka(hiv aids)
A….haday jawaabtaadu haa tahay sababta sheeg
B…. Haday maya tahayna sabta sheeg