berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Gabay Uu Abwaan Guuleed Yuusuf Axmed Uu Ka Cabiray Habdhaqanada Madaxda Iyo Masuuliyiinta Xukumada Iyo Madaxda Xisbiyada Qaran Oo Lagu Magacaabo Jaajaale
April 8, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Waa Tix Gabay ah oo aan dheerayn oo kaftan ah Jaajaalena la magac baxay oo uu Abwaan guuleed Yuusuf Axmed ku cabiraayo Madaxda somaliland mid walba waxay bulshadu ku nacday hadday tahay Madaxwaynaha iyo Ku xigeenkiisa, Gollaha wasiirada, Gudoomiye Saleebaan Saddexda Musharax iyo Malxiisadii Asma Codayba iyo waliba Riwaayada Qooto Qooto, Markaad daawato xaqiiq waad u garaabi Abwaanka oo waliba waxaad garowsan doonta inuu dareenkaaga dibada u soo saaray oo uu Tix ku sheegay waxaad tabaynaysay.

Duqa jaakidhaadaan ku nacay juuqba jaaqlada
Saleebaan Juqaalkaan ku nacay jaahilkuu yahay
Cirrona jugaha fiidhkaan ku nacay Jiimka dirireed
Muusana jafaafkaan ku nacay jaaha giirka leh
Jirjiroolanimadaan ku nacay Faysal Jibirjaan
Reer Saaxil Jiibtaan ku nacay Jaan la’aanta ah
Jujuub DPWorld baan u nacay nalama joogtaane
Asma Coday jacaylbaan u nacay Cudurna Juudaan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Gabaygan Oo Dhamaystiran

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews