berberatoday.com
Masuuliyiinta Xarumaha Warbaahinta Hargeysa Iyo Suxufiiyinta Magalaadaas Oo Maanta Kulan Deg Deg Ah La Iskugu Yeedhay Iyo Cida Kulankaas Qabanaysa
April 9, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Guud ahaan saxaafada ka hawl gasha Somaliland gaar ahaan magaalada Hargeysa

ayaa waxaa maanta la isku yeedhay kulan qado ah oo ka dhici doona Hotel Maansoor.

Kulankan qadada ah ayaa waxaa martiqaadkeeda fidisay wasaarada arimaha dibada Somaliland gaar ahaan wasiirka wasaaradaasi Muddane Sacad Cali Shire .

 

Kulankan qadada ay xogo aanu helayno waxaa ay sheegayaan in lagaga wada hadali doono wasaarada oo ku soo bandhigi doonta qorshayaasheeda iyo sida ay shaqada iibeynta magaca Somaliland u wado .

Waxaana ujeedka ay wasaaradu ugu soo bandhigayso saxaafada ay tahay sidii ay warbaahintu  ugu sii gudbin laheyb caalamka isla markaana qeybteeda ugu qaadan laheyd iibgeynta qadiyada Somaliland

Mudooyinkii ugu danbeeyey waxaa soo baxaayey eedo loo soo jeedinaayo hanaanka shaqo ee wasaaradaasi oo lagu tilmaam jiray in noqotey mid fadhiid ah

Fiiro Gaar :- Waxii Faahfaahin Ah Kala Soco Wararkayga Danbe .

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews