Daawo Muuqalka”Cabdiraxmaan Saylici Oo Ka Hadley Saameynta Uu Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeen Ee Xisbiga Waddani Ku Yeelan Karo Codadka Kulmiye Ka Heli Doono Awdal
April 9, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici ayaa waxaa uu ka hadley saameynta uu musharaxa madaxweyne ku xigeen ee xisbiga Waddani ku yeelan karo codadka uu xisbiga Kulmiye ka heli doono deeganada uu ka soo jeedo ee Awdal .
Cabdiraxmaan Saylici ayaa uu sheegay in gobalka Awdal cid kaga badsan karta codka doorashadu aanay jirin isla markaana musharaxa madaxweyne ku xigeen ee xisbiga Waddani aanu sameyn buuran ku yeelan doonin codadka Kulmiye ka heli doono gobalkaas .
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan