War Deg Deg Ah”Masuulyiin Ka Xidhnaa Xisbiga Waddani Oo Saaka Maxkamada La Hor Keenay Iyo Go,aanka Laga Gaadhey Kiiskooda”Daawo Muuqaal
April 22, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com0-Maxkamada gobalka Maroodi-Jeex ee Hargeysa ayaa waxaa saaka la
hor keenay gudoomiyaha dhalinyarada xisbiga Waddani iyo xoghayihii ciyaaraha ee xisbigaasi oo in muddo ah xidhnaa
Laba masuul ayaa waxaa maxkamada mar labaad looga xalaaleeyey todoba cisho oo rumaan ah , isla markaana waxaa warbaahnta kula hadley afaafka maxkamada masuulyiinta xisbiga Waddani oo sharci daro ku tilmaamey in mar labaad todoba cisho oo rumaan ah loo jaro
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan