Laascanood(Berberatoday.com)-Guutooyin ka tirsan ciidamada qaranka Somaliland iyo gudoomiyaha gobalka Sool ayaa waxaa ay gaadheen deeganka Dharkeyn Geeyo oo dhawaan dagaal ku dhex maray laba beelood oo walaalo ah .
Ciidankan ayaa deeganka Dharkeyn Geeyo iyo Saax-Dheer fadhiisimo ciidan ka sameysan doona iyaga oo fulinaya go,aamo ay xukuumadu ka soo saartey dagaalka laba beelood ku dhex deegankaasi ee soo noq noqadey dhawr jeer