Daawo Sawirada Guri Aad U Cajiib Ah Oo Madaxweynaha Turkigu Ka Dhistay Magaalada Ankara Iyo Xadiga Qolalkiisa Oo Kun Kor Udhaafay
April 23, 2017 - Written by Berbera Today
Ankara(Berberatoday.com)-Dhismaha mucjisada leh ee (AK SARAY) oo macnaheedu yahay Aqalka Sare, waxaa lagu tiriyaa in uu yahay dhismaha ebid ugu weyn ee dunida laga dhiso muddo 100 sano ah.
Gurigaani ayaa waxa uu ka kooban yahay ilaa 1,100 qolal, 250 ka mid ah qolalkaasi waxaa si gaar ah u isticmaala mulkiilaha gurigaani oo ah Madaxweynaha wadanka Turkiga Recep Tayyip Erdogan.
