Daawo Muuqalka”Xoghayaha Cusub Ee Loo Magacaabey Dawlada Hoose Ee Hargeysa Oo Ka Hadley Xilka Loo Magacaabey
April 23, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha cusub ee loo magacaabey dawlada hoose ee Hargeysa muddane Cali Xassan Cawaale ayaa waxaa uu ka dareen celiyey xilkaas cusub ee loo magacaabey
Xoghayha ayaa waxaa uu u mahad celiyey madaxweynaha Somaliland iyo wasiirka arimaha gudaha , waxaana uu sheegay in shaqadaas loo igamdey oo ku da daali doono sidii uu uga soo bixi lahaa
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/Lymc5PBbSR0?t=36
Berberatoday.com