Daawo Muuqalka”Nuxurka Qudbadii Musharax Cabdiraxmaan Ciro U Jeediyey Taageeraya Xisbigiisa Waddani Ee Maanta Soo Dhaweynta Dhoolatuska Ah Ku Qaabilay Iyo Eedo Uu Xukuumada U Jeediyey
April 24, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Musharaxa Madaxweyne ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Ciro ayaa waxaa uu
maanta qudbad dhinacyo badan taabaneysa waxaana uu ugu horeyn uga mahad naqay sida diiran ee ay maanta ugu soo dhaweyeen magaalada Hargeysa .
Sidoo kale musharax Cabdiraxmaan Ciro ayaa waxaa uu ka war bixiyey safarkii waftigii uu hogaaminaayey ay ku mareen waddamada qaarada Yurub isla markaana waxaa uu dhaliilo xoogan hawda u mariyey xukuumada Somaliland
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan