Daawo Muuqalka”Musharax Muuse Biixi Cabdi Oo Kabaha La Dulmaray Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro Iyo Hogaamiye Xirsi Faalo Dheerna Ka Bixiyay Sawirada Istuska Ah Ee Gudoomiye Musharax Ciro Caanka Kuyahay+Eedo Culus Oo Reer Wadani uu Dusha Usaaray Mujaahidku
April 26, 2017 - Written by Berbera Today
Borama(Berberatoday.com)-Musharaxa madaxweyne ee xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi oo maanta ka qeyb galay
munaasibad uu xisbigiisu ku soo dhaweynaayey kooxo dhalinyaro ah oo ku soo biiraayey xisbiga Kulmiye oo lagu qabtey magaalada Borama ayaa waxaa uu weerar dhinaca afka ah ku qaadey Musharax Cabdiraxmaan Ciro iyo Hogaamiye Xirsi