Dawlada Israel Oo Gantaalo Culus Ku Garaacdey Qeybo Ka Mid Ah Caasimada Dalka Suuriya Iyo Khasaaraha Ka Dhashey
April 28, 2017 - Written by Berbera Today
Suuriya(Berberatoday.com)-Gantaal ay Israa’iil ridday ayaa qaraxwayn iyo holac ka kiciyay xarun milatari oo ka agdhaw garoonka caalamiga ah ee diyaaradaha ee magaalada Dimishiq ee dalka Suuriya sida ay sheegtay warbaahinta dawladdu.

Waxaaana ay wax yeelo soo gaadhey Haan shidaal iyo bakhaaro sida ay ku warantay wakaaladda wararka ee Sana.