Daawo Muuqalka”Xoghayaha Dulista Iyo Hawd Xisbiga Waddani Oo Sheeg In Mayarka Hargeysa Noqday Afhayeenkii Xisbiga Kulmiye Halka Qashiinkii Buux Dhaafiyaya Wadooyinka Hargaisa
April 29, 2017 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)Xogahaya Dulista iyo Hawd Xisbiga Mucaarada Ee Waddani Nuurdiin Ibraahim Aw Cabdi oo ku sugan magaalada ayaa Fariin adag u diray Mayorka Magaalada Hargaisa oo uu sheegay in uu noqoday afhayeen Xisbiga kulmiye shaqadii loo dirtay ay baylaha tahay
Warkaaas oo Fahfahsan Hoos ka Daawo