Daawo Muuqalka”Wasiirka Arimaha Dawlada Xamar Oo Ku Dhawaaqey Saddex Cadow Oo Dawlada Farmaajo La Dagaalami Doonto
April 30, 2017 - Written by Berbera Today
Moqdisho(Berberatoday.com)-Wasiirka arimaha dibada Somaliland Yuusuf Garaad Axmed ayaa
waxaa uu ku dhawaaqey saddex cadow oo dawlada madaxweyne Farmaajo ay la dagaalami doonto
Wasiirka ayaa waxaa uu sheegay in saddexadaas cadow ay kala yahn 1. Musuq Maasuqa 2.La Dagaalanka Ururka Al-shabaab 3. Iyo Fakhriga .
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan