Daawo Muuqaalka”Wasiir Cadaani Oo Isu Bedelay Afhayeenkii Muuse Biixi , Shaqadii U Qaranka U Hayey Kaga Mashquulay Guul Wadeynta Musharax Muuse Biixi Iyo Eedo Culus Oo Hogaamiye Xirsi Uu Ujeediyay
May 2, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Cadaani ayaa waxaa uu u muuqda mid noqdey afhayeenka gudomiyaha xisbiga Kulmiye Muuse Biixi
Sidoo kale wasiirka ayaa waxaa uu shaqadii uu qaranka u hayey uu kaga mashquulay guulwadeynta gudoomiyaha Kulmiye , isla markaana waxaa uu Muuse Biixi maanta ka difaacay hadalo kaftan ahaa oo ay dhawaan is weydaarsadeen Hogaamiyaha xisbiga Waddani MD Xirsi Cali Xaaji Xassan
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan