Xoghayaha Duulista Iyo Hawada Ee Xisbiga Waddani Siyaasi Nuuradiin Diini Oo Warbaahinta Ka Cadeeyay Danbiyada Lagu Soo Eedeyey Masuulyiin Ka Xidhan Xisbiga Waddani
May 3, 2017 - Written by Berbera Today
Hargesa(Berberatoday.com)-Siyaasi Nuuradiin Diini ayaa waxaa uu warbaahinta ka hor cadeeyey qodobo uu sheegay in dacwad looga soo dhigay masuulyiin ka tirsan xisbigaasi oo xabsiga ku jira , isla markaana waxaa uu banaanka soo dhigay in masuulyiintaasi ujeedka ugu weyn ee ay u xidhan yahiin uu yahay xadhig siyaasadeed
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/8-KzG1yPpUM
Berberatoday.com