Daawo Muuqalka”Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Gaadhey Magaalada Borama Iyo Ujeedka Safarkiisa
May 4, 2017 - Written by Berbera Today
Borama(Berberatoday.com)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici ayaa waxaa uu manta gaadhey magaalada Borama ee xarunta gobalka Awdal
Ujeedka safarka madaxweyne ku xigeenka ayaa waxaa uu yahay sidii uu u soo qaadan lahaa kaadhkiiisa cod bixinta oo gobalkaasi ay hada ka socoto qeybinii kaadhadhku
Halkan Hoose Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/DsmyRKuUDlg
Berberatoday.com