berberatoday.com
“Dalka Afar Inan Oo Aynaan Dooran Baa Ka Taliya , Somalilandna Maanta Halkii Ugu Xumeyd Bay Mareysaa”Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde”Daawo Muuqal
May 9, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha ku meel gaadhka ah ee xisbiga Waddani Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaciil

Jirde ayaa waxaa uu sheegay in dalka ay ka taliyaan afar inan oo aan loo dooranin isla markaana aan lalal xisaabtami Karin .

Sidoo kale xildhibaan Cabdiqaadir Jirde ayaa waxaa uu sheegay in Somaliland ay maanta mareyso halkii ugu xumeyd .

 

” Dalka afar inan oo eynaan u dooranin ayaa ka taliya , inagu madaxweyne ayeynu dooraney oo saf u galnay oo aynu cod ugu ridnay oo aniga oo UDUB ah u codeeyey , rag eynaan dooranin oo eynaan waxba weydiin Karin ayaa maanta dalkii ka taliya waxaana aanu dooneynaa in aanay taasi sii soconin .

 

 

Maanta Somaliland halkii ugu xumeyd ayey mareysaa waligeedna halkaas ay maanta gaadhey may gaadhin ” ayuu yidhi xildhibaan Cabdiqaadir Jirde

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/PDTrGhDD-zM

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews