berberatoday.com
Madaxweyne Axmed Siilanyo Iyo Wafti Balaadhan Oo Xukumadiisa Katirsan Oo Socdaal Ku Imanaya Galabta Berbera Iyo Ujeedada Socdaalka
May 10, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Siilanyo Iyo Wafti Balaadhan oo Uu Hogaaminayo ayaa Galabta Casarka Socdaal Kaga Soo bixi Doona Berbera iyada oo Madaxweynaha iyo waftigiisu socdaal ku iman doonaan magaalo Xeebeeda Berbera.

 

Ujeedka Socdaalka madaxweyne Siilanyo u imanayo magaalada Berbera ayaa lagu sheegay in uu madaxweynuhu dhagax dhigi doono deked cusub ee shirkada Dp World ka hir galin doonto magaalada Berbera sidoo kale waxa uu Madaxweynuhu ka qeyb gali doonaa xaflad Balaadhan oo shirkada DP World ku qaban doonto Dekeda Berbera taas oo la xidhiidha in lagu guulaystay qiimayntii dhaqaale ee shirkadu ka filaysay Dekeda Berbera oo mudo Laba bilood ah tijaabo ku jirtay waana ta keentay in la dhagax dhigo dhismaha Dekeda Cusub oo 400 MT ah.

 

Waxaana Isla galabta garoonka diyaaradaha Berbera kasoo dagi doona wafti balaadhan oo ka socda shirkada DP World oo kasoo kicitimaya dhinaca Dalka Isutaga imiraatka carabta kuwaas oo qeyb ka ah dhagax dhiga iyo Xafladaynta Qiimaynta Dekeda Berbera dhaqaaleheeda lagu samaynaayay ee lagu guulaystay.

 

 

Berberatoday.com

 

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews