Daawo Muuqalka”Gudoomiyihii Xisbiga Kulmiye Ee Degmada Maxamud Haybe Oo Iscasilay Iyo Sababta Oo Faahfaahin Uu Ka Bixiyay
May 11, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyahii degmada Maxamuud Heybe ee xisbiga muxaafadka ah ee KULMIYE Md.Axmed Cabdi Cismaan (Dubbad), ayaa goor dhaweyd ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii iyo xubinimaddii uu ka hayey xisbigaasi KULMIYE.
Berberatoday.com