Daawo Muuqalka”Sheekh Siyaasi Reer Hargeysa Ah Oo Xisbiga Waddani Hore Ugu Biiray Oo Kadib Markii Uu Madaxtooyada Galay Ka Noqday Go,aankiisii Hore Iyo Sababo Aan Meel Mar Ahayn Uu Sheegtay
May 14, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka”Sheekh Siyaasi Reer Hargeysa Ah Oo Xisbiga Waddani Hore Ugu Biiray Oo Kadib Markii Uu Madaxtooyada Galay Ka Noqday Go,aankiisii Hore Iyo Sababo Aan Meel Mar Ahayn Uu Sheegtay.
Sheekhan oo layidhaa Sheekh Maxamed Cali Geedi ayaa ahaa Gudoomiyihii Urur Siyaasadeedkii Badbaado oo ku hadhay Qiimeyntii ururada Siyaasada ee 2012kii xiligii doorashadii Deeganada Dalka Waxaanu ururkiisa Badbaado ku biiray Xisbiga Waddani iyada oo xaflad balaadhan loogu qabtay magtaalada Hargeysa Hutelka Maansoor.