Kumuu Ahaa Khabiirkii Joojiyay Weerarkii Internet-ka Ee Dhawaan Dunida Ku Faafay Ee Qeyladu Isgaadhay
May 20, 2017 - Written by Berbera Today
News York(Berberatoday.com)-Waxaa la ogaaday in khabiirkii joojiyey Weerarkii electronicada ahaa ee dhowaan boqolaalka dawladood lala beegsaday inuu ahaa Marcus Hutchins oo ahaa arday hore looga caydhiyey waxbarashada markii lagu eedeeyey falal dhanka Hackers-ka ah ama budhcada internet-ka ah, waxana uu gaadhi kari waayey inuu helo shahaadada Dugsiga sare ee macluumaadka tiknoolajiyadda.