berberatoday.com
Berbera”Sharcigii Shaqeyn Waa Oo Maanta Waxa La Marayaa Ii Jaro_Ii Jaradii Ciyaalnimadii! W/Q Axmed Siciid Maxamed
May 22, 2017 - Written by Berbera Today

Sawiradani burbursani ee Idiin Muuqdaa Waa Dhismaha Deyr Uu Leeyahay Cabdale Xirsi Siciid Oo Ku yaala Dhabarka Dambe Ee Xaafada Filand Ee Magaalada Berbera Kaas Oo Saaka Ay Hawlgal Dumin ah Ay ku Baneyeen Dawlada Hoose Ee Magaalada Berbera iyagoo sida la ii Sheegay ku Sababeeyey Inuu Jarey Waddo Isku Xidha Xaafada Cusub Ee Magaalo cad iyo Xaafada Finland Ee Magaalada Berbera , Dumintaasi Oo Sababtey Khasaare Maaliyadeed Oo baaxad leh kaasi Soo gaadhey Mulkiilaha Deyrkaasi la Dumiyey ee Magaciisu kor ku Xusan yahay,

Waxaana Mulkiilaha deyrkaasi la dumiyey Sida la ii Xaqiijiyey Badalkeeda uu ku Dhaqaaqey Talaabo uu kaga Aarsanayo Dawlada Hoose Berbera ,Isagoo Bartilmameed ku Abaarey dhismaha Guri uu lee yahay Maxamud Gurey Cali Hayste Oo ah Masuul ugu Sareeya Masuuliyiinta u Arrimiya Hawlaha Dhulka Berbera , kaasi Oo isagu Cabdale u aneynayey in Uu bixiyey Amarka lagu Dumiyey Dhismihiisa loo Nisbeeyey Cawtal Dariiq, waxaanu Dumiyey Sida La ii Sheegay Dhisyayaal iyo Guri uu leeyahay Maxamud Gurey oo ah Masuulka ugu Sareeya dhulka iyo Nashqadeyntiisa.
Talaabadani guracan ayaa Dadka Reer Berbera Ay aad u hadal hayeen Ilaa Maanta Gobaha Bulshadu Isugu timaado waxaana Siweyn Looga dhir Sugayaa Talaabada Sharci iyo Xalka uu ka gaadho Gudoomiyaha Golaha Ahna Duqa Degmada Berbera Abdi Shakur Ciddin.

Image may contain: sky, outdoor and nature
Image may contain: sky, outdoor and nature
Image may contain: sky and outdoor
Image may contain: sky, house, outdoor and nature

Ahmed Siciid Maxamed

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews