Daawo Muuqalka”Khabiiro Dhinaca Bada Ah Iyo Siyaasiin Ka Digay Dhulkii Raasiga Dekedda Berbera Oo Madaxtooyadu Siisay Dad Gaar Ah Uu Kamid Yahay Wakiilka Dubai U Fadhiya Somaliland Baashe Cawil
May 24, 2017 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka”Siyaasiga Cali Axmed Kooshin Iyo Eng. Xuseen Axmed Khayre Oo Ah Khabiir Dhinaca Bada Ah Oo ka Digay Buuxin Iyo Dhismayaal Laga Binaynayo Raasiga Berbera+Fariin Culus Oo Dhaalo Xamabaarsan Oo Ay Kasoo Saareen Saamaynta Bada Oo Soo Buuxsantaa Berbera Ku Yeelan Doonto