Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta Oo Ka Hadashay Curashadda Bisha Barakaysan Ee Ramadaan
May 27, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Sheekh Khaliil ayaa shaaciyay in bishadda Bisha Ramaadaan caawa ku eegantahay oo dhammaan waddamada Islaamka ah laga soomi doonno. Islamarkaanna wuxuu sheegay in bisha ramaadaan laga faa’idayso.
https://youtu.be/VkuuTIS63QU
Berberatoday.com